Qarax goor dhow ka dhacay guri ku yaalla Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa caawa fiidnimnadii ka dhex dhacay guri ku yaalla xaafada Oodweyne oo ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho  sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Warka ayaa intaas ku daraya in qaraxu uu ka kacay gaari dhex yiilay guriga, iyadoo aan la ogeyn in qaraxaas uu ahaa mid gaariga loogu xiray … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay guri ku yaalla Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya